Sharciga Doorashooyinka oo loo qeybiyay Xildhibaanada labada aqal (Daawo Sawirada)

Kulan wadajir ah ay maanta yeesheen Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa xildhibaanada labada aqal loogu qeybiyay sharciga doorashooyinka heer federaal oo dhawaan diyaarintiisa lasoo gabo gabeeyay. Sharcigan doorashooyinka ayaa horey waxaa usoo gudbisay Xukuumada Soomaaliya ,hasa ahaatee guddi Xildhibaano ah oo loo saaray ayaa dib u eegis iyo wax ka beel meelaha … Continue reading Sharciga Doorashooyinka oo loo qeybiyay Xildhibaanada labada aqal (Daawo Sawirada)